Saxilnews.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Bariga Gobolka Sanaag Iyo Shirar Ka Dhan Ah Heshiiskii Somaliland
June 24, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay Jabhad cusub oo la sheegay in lagaga dhawaaqay bariga gobolka Sanaag iyo shirar ka dhan heshiiskii xukuumadda Somaliland iyo kooxda Khaatumo ku dhex-maray magaalada Hargeysa.

COMMENTS
Latest News