Saxilnews.com
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Puntland Kana Hadashay Cidda Uu U Xidhan Yahay Golaha Wakiiladu Muddo Lix Cisho Ah
August 12, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeedhay maamulka Puntland oo ay ku sheegeen inaanay yeelayn in gobolada Sanaag iyo Sool la geeyo sanaaduuqda ay ku jiraan Kaadadhka codbixintu.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay golaha wakiilada Somaliland oo ay ciidamo la wareegeen iyo cidda uu goluhu u xidhan yahay muddo Lix cisho ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News