Saxilnews.com
Xukuumadda Somaliland Oo Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Ka Hor Istaagtay Inuu Soo Guto Waajibka Cumarada Iyo Boqor Raabi Oo Ka Hadlay
September 5, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ka hor istaagtay inuu guto waajibaadka cumrada isla markaana aado xajka,waxaana uu sheegay in laga celiyay gudaha madaarka cigaal ee magaalada hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News