Saxilnews.com
Xukuumadda Iyo Ganacsatada Oo Heshiis Ka Gaadhay In Wax Lagu Iibsan Karo Shilinka Somaliland
May 25, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Shir Jaraa’id oo ay maanta si wada Jir Ah Xafiiska Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Ay Ugu Qabteen Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Ganacsiga , Gudoomiyaha Baanka Dhexe, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, iyo Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Waaweyn Ee Somaliland Ay ku shaaciyeen In Maanta Laga Bilaabo Ay heshiis iyo Go’ aan Ku Gaadheen In Dalka Lagu Dhex Isticmaalo Isla Markaana Wax Lagu Kala Iibsado Shilinka Somaliland Taas Badelkeedana Ay Joojiyeen Isticmaalka Lacagta Adag ee Dolar, oo iyadu ah mida hoos u dhigaysay qiimaha Shilinka Somaliland.

 

Saxil News.com

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News