Saxilnews.com
” Xukuumadan Muuse Tii Hore Ayaa Dhaantey….” Madasha Wadatashiga Somaliland + [ Muuqaal]
June 2, 2019 - Written by cali abdilaahi

Hargeysa (Saxilnews.com):- Siyaasiyiinta ku bahoobey madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxaa ay dhaliilo u jeediyeen xukumada madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxda xisbiyada Somaliland oo ay ku eedeyen in ay ku heshiin kari la,yahiin doorasho dalka ka dhacda

Sidoo Kale Siyaasiyiintan ayaa sheegay in xukuumadan Madaxweyne Muuse Biixi ay u han weynaayeen balse xukuumadan ay dhaanto mararka qaarkood xukuumadii madaxweyne Siilanyo

Dhinaca kale siyaasiyiintan ayaan wax la aqbali karin ku sifeyeen xadhiga xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News