Saxilnews.com
XUKUUMADA SOMALILAND OO GUDIDA DOORASHOOYINKA SI RASMI AH UGU WAREEJISAY DHAQAALIHII DOORASHADA MADAXTOOYADA LAGU GALAAYEY + MUUQAAL.
October 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

 

Hargeysa (Saxilnews):- Xukuumada  Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah maanta ay gudida doorashooyinka ugu wareejiyeen lacagtii lagu qabanaayey doorashooyinka qeybtii ay xukuumadu kaga qeyb qaadaneysay .

xukuumad

x1

Lacagta ayaa waxaa uu qadarkeedu dhan yahay 4 Milyan oo Dollar ayaa waxaa munaasibad kooban oo lagu shaacinaayo arintaasi isla markaana  goob joog ka aheyn gudida doorashooyinka ,xubno wasiiro ah lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News