Saxilnews.com
xukumada somaliland waxanu u sheegaynaa inay wax ka qabato degankan oo dayacan haduu somaaliland ka mid yahay gudoomiyah tuulada halo
January 12, 2019 - Written by editor

sheikh (saxilnews )dadweynaha deganka halo ayaan xukumada somaliland ka codsaday inay degankaasi lasoo gaadho kaalmo deg deg degankani ayaa waxa uu ka ooman yahay baahiyah aas aasiga ah ee ay ka mid yihiin wadooyinka xaruumaha caafimaadka goobah waxbarashada sido kale degankani ayaan weli il iyo baal saarin ilaa iy tan iyo intii somaaliland jirtay cid ka socota xukumadihii kala dambeyey ee dalka soomara

hadaba waxa is weydiin mudan degankani miyaanu kamid ahay soomaliland

degankani halo ayaa caan wuxu ku yahay beera oo waa degan ay hoos yimadan dhul badan oo beeralay ah sida beeraha galcad oo khudrada ka soo baxdaa ay kafayso somaliland badan

                 daawo halkani hoose ka daawo

COMMENTS
Latest News