Saxilnews.com
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Oo Saaka Moqdisho Booqasho Lama Filaan Ah Ku Yimid Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay + Sawiro 
March 15, 2017 - Written by suxufi

Moqdishoo (Saxilnews):- Xoghayaha Arimaha dibada dalka Britain Boris Johnson ayaa waxaa uu maantacaasimada dalka Somaliya ee Moqdisho ku yimid booqasho lama filaan ah oo aan la sii shaacin

No automatic alt text available.

Image may contain: 2 people

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda .

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xidhiidhka labada dawladood , arrimaha gargaarka sama falka ee UK siineyso Soomaaliya, abaaraha iyo shirka London ee bisha May dhici doona.

Waxaana uu Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain uu soo dhoweeyay doorashadii bil ka hor ka dhacdey dalka Somaliya ee Madaxweyne Farmaaj ku guuleystay isaga oo sheegayna in Soomaaliya ay horumar ka sameyneyso dhinaca dimoqraadiyada.

Image may contain: 1 person

Booqashada Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain ayaa ah mid hal maalin ah

COMMENTS
Latest News