Saxilnews.com
XOGHAYA FULINTA DAWLADA HOOSE EE DEGMADA BERBERA CABDIKARIIN AADAN CADDE AYAA BAAQ UDIRAY DADKA IYAGU XOOLAHA KU DHAQDAY MAGAGLADA
September 5, 2016 - Written by cali abdilaahi

Berbera (Saxilnews.com)Xooghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Ayaa Baaq Udiray Dadka Iyagu Ku Dhaqday Xoolaha Magaalada In Ay Si Degdega Uga Saaran Xoolaha Magaalada Haddii Kale Laga Qaadi Doono Cashuur Bil Walba Calaa Neef

COMMENTS
Latest News