Saxilnews.com
XOG CULUS :- MUUSE BIIXI CABDI +CABDIRAXMANA SAYLICI +FAYSAL CALI WARABE OO GOOR DHAWEYD KULAN AY KULAHAAYEEN GURIGA SAYLICI USOO DHAMAADAY IYO UJEEDADA KULANKAASI XAMBAARSANAA
November 15, 2015 - Written by admin

 

Xog Culus :- Muuse Biixi Cabdi +Cabdiraxmana Saylici +Faysal Cali Warabe Oo Goor Dhaweyd Kulan Ay Kulahaayeen Guriga Saylici Usoo Dhamaaday Iyo Ujeedada Kulankaasi Xambaarsanaa

 

 

Xog Culus :- Muuse Biixi Cabdi +Cabdiraxmana Saylici +Faysal Cali Warabe Oo Goor Dhaweyd Kulan Ay Kulahaayeen Guriga Saylici Usoo Dhamaaday Iyo Ujeedada Kulankaasi Xambaarsanaa

 

kulankani oo ahaa mid saacado badan qaatay isla mar ahaantaana ahaa mid udhaxeyay musharaxiinta kulmiye shirkoodi ugu danbeeyay ay kudoorteen ee muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmaan salici oo dhinac ah iyo eng faysal cali warabe hogaamiyaha xisbiga ucid ayaa lagu falan qeeyay siyaasada dalka yadoo laysla soo qaaday arimo muhiim ah oo kusaabsanaa doorashooyinka soo socda ee madaxtoyada waxaan kulankani intiisa badan lagu falan qeeyay musharaxa madaxweynaha ee xisbiga ucid iyo cida uu noqon doono waxaana musharaxiinta kulmiye faysal cali waraabe usoo bandhigeen inuu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga ucid meeshana laga saaro aqoon yahanka da’da yar ee jamaal cali xuseen iyo kuxigeenkiisa taas oo gudoomiye faysal usoo jeediyay dhankii musharaxiinta kulmiye inuu dhankiisa talooyin iyo latashiyo soo qaadan doono hadii uu arko xalna uu qaadan doono go’aankaasi intii kulamadu socdeen musharaxiinta kulmiye waxay gudoomiye faysal cali waraabe usoo jeediyeen inay ladhamaynayaan dhamaan meel kasta oo ay kaga iman karto caqabad sida maxkamda qoraalka yaala ee musharaxiinta oo ay sheegeen inay lamari doonaan dariiq kasta oo ay warqadaasi ufurdamin lahaayeen faysal cali waraabe lama qaadan musharaxiinta soo jeedintooda balsa waxaa laga balamay kulan dambe oo arintaasi lagusii falan qeyn doono ,

musharaxiinta kulmiye muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmana saylici ayaa leh ajandayaal qarsoon oo ku sal go’an musharax nimada faysal cali waraabe oo ay urkeen xalka kaliya ee lagaga gudbi karo loolanka xisbiyada ee doorashada soo socota ayagoo u cuskanaya hab qabiil

wixii warar ah ee danbe ee laxidhiidha kulamadan waxaan idiinsoo gudbin doonaa qoraalada danbe

 

 

 

SAXILNEWS005@GMAIL.COM

 

COMMENTS
Latest News