Saxilnews.com
Xisbiga Waddani Oo Saaka Soo Dhaweyn Dholatus Ah U Sameeyey Siyaasiyiin Miisaan Culus Oo Ka Soo Jeeda Beesha Muuse Biixi + Sawiro 
August 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu saaka xaflad balaadhan oo soodhaweyn ah isla markaana u muuqta in ay tahay mid dhoolatus ah ayaa waxaa uu u sameeyey siyaasiyiin miisaan culus oo ka soo jeeda beesha musharax Muuse Biixi

Image may contain: 9 people, people sitting

Image may contain: 6 people, people smiling, crowd

Image may contain: 13 people

Sidoo kale waxaa siyaasiyiintan ka mid ah wasiirkii hore ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal oo dhawaan iska casilay xisbiga Kulmiye .

Xafladan soo dhaweynta ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhawaan hogaanka xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo Musharax Cabdiraxmaan Ciro .

Dhinaca kale xafladan oo ka dhaceysa hoolka ugu weyn Hotel Maansoor ayaa waxaa soo buux dhaafiyey kumanaan qof oo tageerayaal Ah .

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 17 people, people sitting and indoor

Image may contain: 14 people

Image may contain: 9 people, people smiling, indoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 2 people

 

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
Latest News