Saxilnews.com
XISBIGA WADDANI OO KA HADLEY GO,AANKA MAXKAMADA SARE KA SOO SAARTAY KALA QAADISTA LABADA DOORASHO + MUUQAAL.
September 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo warbaahinta kula hadley afaafka hore ee maxkamada sare waxaa uu ka hadley aragtida xisbigiisa ee  ku saabsan go,aanka maxkamada sare ka soo saartay kala qaadista labada doorash .

Xoghayha ayaa waxaa uu sheegay in go,aankaasi maxkamada ka soo baxay ay soo  dhaweynayaan oo aanay jirin meel ay ka maraan go,aanka maxkamadeed balse  waxaa ay golaha guurtida uga digeyn in ay faro galin ku sameeyaan doorashada madaxtooyada ee  marlabaad maxkamadu go,aanka ka soo saartey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
Latest News