Saxilnews.com
Xisbiga Waddani Oo Iminka Magacaabis Sameeyey
March 22, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu magacaabey laba

jago oo dhawaan masuulyiintii haysay uu xilka ka qaadey
Masuulyiintan uu magacaabey xisbiga Waddani ayaa waxaa ay kala yahiin gudoomiye ku xigeenka gobalka Maroodi-Jeex iyo gudoomiyihii degmada Axmed Dhagax ee xisbigaas
Halkan Hoose Ka AKhriso Warqada Magacabista

COMMENTS
Latest News