Saxilnews.com
Xisbiga UCID Oo Ka Digey In La Iibsado Kaadhadhka Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Kana Hadlay Arrimo Dhawr Ah
April 26, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Xisbiga UCID ayaa ka digey in la iibsado kaadhadhka codbixinta Doorashada madaxtooyada oo qaybtoodu 29 bishan ka bilaabmayaan gobolada Saaxil,Awdal iyo Salel,waxaana gudoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga UCID uu  sheegay inaan la ogolaanayn in madax-dhaqameedku qaadaan kaadhadhka.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay in doorashadu mar kale dib u dhacdo,isaga oo fariina u direy bulshada gobolada ay ka bilaabmayaan ee Saaxil,Awdal iyo Salel,sidoo kalena waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=sddsgieQejw

COMMENTS
Latest News