Saxilnews.com
Xisbiga UCID Oo Goordhawayd Dacwad Ka Gudbiyey Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE+Sababta
July 9, 2017 - Written by admin

Burco (Saxilnews.com)-Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa goordhawayd guddiga komishanka Qaranka Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan ah xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ay ku eedeeyey inay jabiyeen xeerkii anshaxa ee qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer.

Masuuliyiintani sidoo kale waxay fariin adag u direen gudoomiyaha guddiga Komishanka Qaranka Somaliland,iyaga oo ku goodiyey inay qalabkooda iyo shaqaalaha joogaba kasoo kaxaysanayaan labada gobol ee ay ka socoto qaybinta kaadhadhka codbixiyayaashu hadii si deg deg ah wax looga qaban waayo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News