Saxilnews.com
XISBIGA UCID OO CABIRAY DAREENKIISA KU AADAN GO,AANKA MAXKAMADA SARE KA SOO SAARTEY ARIMAHA DOORASHOYINKA + MUUQAAL.
September 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Afhayeenka xisbiga  mucaaridka ah ee UCID Mr. Shabaash oo warbaahinta kula hadley maxkamada sare horteeda waxaa uu sheegay in xisbiga UCID soo dhaweynaayo go,aankaas maxkamada sare  maanta soo saartey

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News