Saxilnews.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Maanta Wacdaro Ka Dhigi Doona Magaalada Burco Iyo Shabakada Saxilnews Oo Idiin Soo Gudbin Doonta
November 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Burco (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu saaka wacdaro aan hore loo 

arag ka dhigi doona magaalada Burco ee xarnta gobalka Togdheer

Taageerayaasha xisbiga Waddani ee Magaalada Burco ayaa waxaa ay saaka sameyn doonan banaan bixi ugu weynaa ee ay taageero ugu muujinayaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Banaan Baxan ayaa waxaa taageerayaasha kala qey gal Doona Musharax Candiraxmaan Ciro iyo hogaamiye Xirsi iyo sidoo kale masuulyn ka tirsan xisbiga Waddani

Shabakada Saxilnews.com ayaa talaabo talaabo idinku soo gudbin dooa wacdaraha ay maanta sameeyaan Reer Burco

COMMENTS
Latest News