Saxilnews.com
Xirsow Qof Ku Yaqanay Ku sheeg Bulshooy
October 22, 2016 - Written by admin

Berbera Manta qormadeenwaxaynu ku soo qadanyan xirsi cali
Xirsi waa qof marka la eego aad uu da ,a yare waxa dadka maqalkis ugu horaysay markii
Madaxweyne siranyo uu magacabay wasirka madaxtooyada inksto dadka intoda badan maqleen magaciisa hadan dad aad uu tiro yare ay aqoon u lahayne marki xubinta koomishka doroshoyinka lo magacabay isaga ka socda xisbiga kulmiye xirsi markad eegto cv ma laha la sheego oo la soo qadan karo am laga tixraci karo xirsi lama odhan karo waa siyaasi sababta oo ah sax kama sheego cv kolba wuxu qorta wixi afgiisa ku soo dhaca wan shaqsi waxa kasta sheegta guulaha uu gadho qof kale waa shaqsi sheegta mid kale waxan
Waxa ka mid ah guulahu sheegtay wixi ayay qabteen xukumad kulmiye oo dhan isaga sheegan jiray taasi waa mar ma doon odhan xirsi waxan odhan karnaa waa socod barad lkn ma odhan karo waa siyaasi
Xirsi kalsoonid uu siyayay madaxweyne sirayo iyo awood qarsoonay wuxu ugu fa iidaysaytay inu hanti ka samaysto oo lacagtii umad u cuno am urursado oo dhigto account
Dibadeed mid kale waxa ayaan daro ah inu xirsi ku fano lacagta umade ee uu cunay am urursaday oo fagarah ka yidhado waxan ahay 40 jir $40,000,000 haysta waxan leeyahay umad Somaliland walal tasi maynan waxa ku qadanay mise kam gabowno fanka xirsi hore lo yidhi faanku waa awood an lagula lahayn xirsi intu lacagteen dhacay hadan uu ku fano xagee aduunka laga arkay 40jir haystaa lacagta inta leeg mide kale xirsi waa la yaqan oo qoys malqaben ah kama soo jeedo xagu ka keenay lacagta inta leega ma is waydisay wali? Malintu xilka wareejianayn xirsi wuxu wareejiyay lacag dhan $17,000,000 oo dollar oo dayn ah
marka caqliga salamka ah miyanu is waydinay xaguu geeyay lacagtii uu umada ka qaday ee dadka qarkooda laga jaray mushaharkooda iyagon marki horeba qadadan mushahar ku filan iyo waliba caruurtii yare yarad ee iskuladka dhiganaysay ee bixiyay musasacohoodii iyo waliba hooyada fadhida milicda ee rabtay inay caruurteeda waxa uu so sarto cashuurta laga qado hadab su,aasha meesha taala waxa weeyi side xirsi lo amin kara mar kale?
Aniga waxan qaba in xirsi an is tahil inu mar kale xil uu qabto hadab ninki ku jecela xoolaha umada la cun jiray mooye nin damir lihi ku amiin mayo mar kale dahan umada
Marku is yidhi waa lagu ogan ayu xirsi iska casilay xilka wasirnimo waliba wuxu ugu taalo galay in dalka ka dhacdo dhibato oo uu mijo hababiyo umada si an lo ogan lacagta ku maqan marka dahan umada waxa kale weynatay tiisa garka ah imika waddani waxa kale kama laha ee wuxu ka si dhigay jid mar oo dadka inta yare ee ku hadhay la nacasiyo lkn waxan qaba inu xirsi ku fashilmay siyasada hadab dadka xirsi tageersan waxan u arka inay yihin dadki lacagta umad la cuni jiray waxan leeyahay way ka soo if bixi lacagti ad ka cuntay umada Somaliland ee cid walba leh

Xirsi cali 1966
Dugsigii Hoose, Dhexe iyo Sare (Burco iyo Koonfurta Soomaaliya) ayuu kusoo koobay taariikh nololeedkiisa waxbarashada aasaasiga ah. Taariikhda oo dhawayd marka loo eego tan Muj. Muuse Biixi maan arag manaan maqal illaa hadda dhalinyaradii ay isku lodka ahaayeen ama dad caan ah oo ay isku fac ahaayeen, Marka laga tagi waayo Mr. C.RISAAQ XUSEEN oon barta FB giisa ku arkayey isagoo leh maxadkii kii luqadda English ka ee AFLAH hilaaddii 1998-1999 ayaa English Alphabets ABC.. naloogu wada bilaabay.
– India oo Mr.Xirsi yidhi First Degree gaygii ayaan kusoo qaatay wakhtiga uu tagayna ardayda joogtay Hindiya waxa ay u badnaayeen kuwaanu isku lodka ama faca ahayn ee Dugsiyada Hoose, Dhexe, Sare iyo kuwa Privates war lagu kalson yahay waxay ii xaqiijiyeen muddo kooban oo bilo ah iyo Courses gaagaaban inuu soo qaatay isla markaanu aanu wax Jaamacad ah galin.
Nin ani yidhi dad iska reeb inta taariikhda la ogyahay Burco way ka da’a weyntahay magaalada Hargeysa waxaanay lahayd Dugsiyo Hoose, Dhexe iyo Sare oo caana sida kuwa Hargeysa waxaana u dheeraa dugsigii farsamada gacanta ee caanka ahaa iyo waliba Ciyaartooy ka caan ah Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed manay ahayn tuulo reer Burcana lododkii wakhtigaa 1960 illaa 1980 qof Xirsi ayaanu isku lod ahayn ama garanayaa yidhaa lama hayo isna muu sheegin.
Hadab taasi waxay ku tuusaysaa in xirsi beenale yahay ninka CV ka been sheegay way adag tahay sida lagu kalsonan karo.

By Garyaqan guleid Ibrahim Hassan
University of Hargeisa faculty of law and legel clinic

COMMENTS
Latest News