Saxilnews.com
“Xilka UU Madaxweyne Siilanyo Ii Magacaabey Mid Aan Doontey Muu Aheyn , Ugumana Guul Wadeynaayo ..” Masuul Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo +[ Muuqaal ]
March 12, 2017 - Written by shiine caynaba

Hargeysa (saxilnews.com):- Agaasimaha wasaarada ciyaaraha Somaliland Maxamed Yuusuf Dhameebe
ayaa waxaa uu sheegay in xilka uu madaxweyne Siilanyo u magacaabey aanu aheyn mid uu isagu ka doontey xilkaas

Sidoo kale agaasimaha ayaa waxaa uu si cad u sheegay in xilkaas uu madaxweynuhu u magacaabey aanu sabab u noqon doonin in uu madaxweynaha ugu guul wadeeyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News