Saxilnews.com
Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deganka Degmada Sheikh Agasimaha wasarada Deganka Ayaa Booqday Deganka Hallo
June 1, 2019 - Written by editor

GUDAHA (saxilnews.com)xildhibaano katirsan golaha deganka degmada sheikh Agasimaha wasarada deganka iyo gudoomiye kuxigeenka ururka marso ayaa maanta gaadhay deganka hallo oo hoos taga degmada sheikh

waxanay halkaasi kula kulmeen Arimo badan oo khatar ku ah deganka iyo waliba dhibaatooyin ay roobabkii ugaysteen bulshada degan degankaasi iyo degano kale oo hoos yimada degmada sheikh

 

HALKAN RIIX

COMMENTS
Latest News