Saxilnews.com
Xildhibaanadii Golaha Wakiilada Somaliland Ee U Codeeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Si Adag Uga Hadlay Codayntii Shalay
August 7, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnew.com)-Xildhibaanadii golaha wakiilada Somaliland ee shalay u codeeyey xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo u tartamayey jagada gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay codayntii shalay ee golaha oo ay sheegeen in musuq-maasuq dhacay,waxaana ay si adag u dhaliileen xukuumadda Somaliland.

COMMENTS
Latest News