Saxilnews.com
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ku Abtirsada Gobolada Awdal Iyo Salel Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Go’aankii Kasoo Baxay Xukuumadda Somaliland
September 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee ku abtirsada gobolada borama iyo salel ayaa kulan ay saaka  iskugu yimaadeen magaalada borama waxay meel adag iska taageen go’aankii ay lixda goobood ee waqooyiga hargeysa xukuumaddu kasoo saartay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News