Saxilnews.com
XILDHIBAAN XOOG OO KA HADLAY DUULAAN LAGU SOO QAADAY GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND
August 9, 2017 - Written by cabdirashiid Mubarik

HARGEISA ( saxilnews) xildhibaan xoog oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo ka hadlay khilafkii ka dhex dhashay golaha wakiillada kuna eedeeyey inuu ka dambeeyey wasiirka wasarada warfaafinta cismaan cabdilaahi saxardiid cadaani

COMMENTS
Latest News