Saxilnews.com
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ganafka Ku Dhuftay Guddi Ay Dhawaan Magacawday Dallada Aan Dawliga Ahayn Ee Sonsaf
September 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay guddi ay dhawaan dallada aan dawliga ahayn ee Sonsaf u magacawday guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News