Saxilnews.com
Xildhibaan Siciid Cartan oo kamida Golaha Wakiilada Somaliland ayaa wasiirka diinta iyo awqaaftan ku dhaliilay ka hadalka xeerka kufsiga .
September 22, 2018 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Xildhibaan Siciid Cartan oo kamida Golaha Wakiilada Somaliland ayaa wasiirka diinta iyo awqaaftan ku dhaliilay ka hadalka xeerka kufsiga isago oo sheegay in xeerkan bilowgiisii ay ka doodeen golaha wasiiradu ayna usoo gudbiyeen wakiilada

Waxaana nasiib daro ah in wasiirkii xukuumada uqaabilsaan arimaha diinta uu ilaa bilowgii xeerkan ogaa kana hadli waayay.

Sidoo kale xildhibaanka ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ku jooga gobolka sanaag Magaalada Badhan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan:-

COMMENTS
Latest News