Saxilnews.com
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Sheegay Inuu Dagaal Ka Dhacayo Magaalada Berbera Hadii Ay Xukuumada Somaliland Faraha Kala Bixi Waydo Haamaha Berbera ”
September 13, 2015 - Written by admin

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiil Ayaa Manta Sheegay Inuu Dagaal Ka Dhici Doono Hadii Ay Xukuumada Siilanyo Faraha Kal Bixi waydo Wareejinta Haamaha Shidaalka Ee Berbera

Xildhibaan Qabiile Oo La Hadlay Saxaafada Ayaa Sheegay Inaanayn Jirin Cid wareejin Karta Haaaha Shidaalka Ee Berbera Balse Ay Ku Jiridoonaan Gacanta Shacabka Somaliland Isagoo Intaasina Ku Daray Inay Muhiim Tahay In Meel Looga Soo Wadajeesto Wareejinta Haamaha Berbera

Isagoo Xukuumada Siilanyo Ku Dhaliilay Barnaamijka Wareejinta Haayadaha Dawlada Somaliland Gaar Ahaana Gobolka Saaxil ” waxaan Ka Yaabanay Waxa Xukuumada Kusoo Jeediyey Boobka Iyo Dhaca Berbera ” Hore Ayey Uboobtay Magaalada Berbera Xulufada Siilanyo Ee Hanti Boobka Ahi

 

Hargaysa -Somaliland

COMMENTS
Latest News