Saxilnews.com
Xildhibaan Kijandhe Oo Ku Taliyey In Xeerka Doorashada Ee Goleyaasha Deegaanka Wax Laga Badalo
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Xildhibaan Kijandhe Oo Ku Taliyey In Xeerka Doorashada Ee Goleyaasha Deegaanka Wax Laga Badalo

Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay Doorashada Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in loo baahan yahay in wakhtigeeda lagu qabto Doorashada,muranka ka taagan saami qaybsiga la xaliyo inta aan la gaadhin wakhtiga Doorashada.

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ku taliyey in nidaamka iyo xeerka Doorashada Golayaasha Deegaanka wax laga bedelo, waxa kale oo uu ka hadlay sida uu u arko khudbadii Madaxweynaha iyo go’aanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee qaar ka mid ah Wakiilada ama Sariifadda Somaliland ee Caalamka Mushaharka lagaga jaray, waxaanu ugu horeyn isagoo ka hadlay khudbadii

 

COMMENTS
Latest News