Saxilnews.com
XILDHIBAAN C/RASHIID MAXAMED(QABYAALADA WAAN KA FAA.IIDAY)
September 4, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxilnews)-Xildhibaan Cabdirashiid Xaaji Maxamed Yuusuf Oo Wax Laga Waydiyey Arimaha Qabyaalada Ayaa Sheegay Inuu Qabyaalada Ka Faaiday Isagoo Si Reer Magaalnimo Ah Uga Jawaabay Hadalo Ku Tacaluqay Qabyaalada Diidka Xildhibaanku Waxa Uu Sheegay Inuu Ka Mid Yahay Xildhibaanada Dalka Ee Habka Qabiiliga AH Kusoo Baxay Taasi Awgeedna Uu Ka Faaiday qabyaalada!11997460_877257745683006_60476688_n

Xildhibaanka Oo Baryahan Danbe Si Xoog Leh Uga Dhex Muuqday Barnaamijka Lagaga Soo Horjeedo Qabyaalada (Stoping Clamka )Ee Laga Wado Dalka Ayaa Isagu Fikirkiisa Ku Cabiray Inay Qabyaaladu Tahay Ta Wax Lagu Doortay Oo Isagu Ka Mid Yahay Balse Waxa Uu Xildhibaanku Soo Jeediyey In Loo Baahan Yahay Meel Uga Soo Wada Jeesiga Arimahaasi Qaybyaalada Isla Markana Laga Baxo Ama Laga Waan Toobo Dhaqana Xun Ee Soo Jiraanka Ah Ee Ragaasiyey Bulshada Ee Ay Qabyaaladu Ugu Horayso11950932_877257759016338_405258566_n

Waxaa Xildhibaanku Sidoo Kale Kasoo Qaybgalay Munaasibada Ololaha Joojinta Qabyaalada Ee Lagu Qabtay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Xildhibaanku Waxa Uu Ku Dheeraday Qabyaalada Iyo Dhibaatada Ay Bulshada Ku Hayso Dhinacyada Nolosha Ee Ay Kamid Yihiin Siyaasada ,Nabada Dhaqanka Maamulka Iyo Waxyaanaha Kale Ee Soo Raaca Waxaa Xildhibaanku Sidoo Kale Olole Ba,an Ka Wadaa Baraha Internetka Ee Sida Facenuuga Oo dhalinta Ku Baraarujinayo Ka Tagista Qabyaalada Iyo Mukhaadaradkam11350221_876702312405216_235820501_n by maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

 

head office berbera(Saxil)

COMMENTS
Latest News