Saxilnews.com
Xildhibaan Baar Siciid Oo Ka Hadsahay Xaalada Deeganka Dararwayne Ee Degmada Ceel Afwayne ‘Waa Inuu Saleebaan Gaal Tagaa Waa Inay Golaha Guurtidu Kacaan .
July 23, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadashay dirirta mar kale kasoo cusboonaatay degmada Ceel-afwayn,waxaana ay xukuumadda ku canaanatay inay ka cago jiidayso xalinta dirirtaasi.

Sidoo kalena Xildhibaan Baar waxay baaq u dirtay odayaasha iyo waxgaradka beelaha ku diriraya deegaanada degmada Ceel-afwayn.

COMMENTS
Latest News