Saxilnews.com
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Xasan Axmed Aadan Ayaa Ka Mid Noqday Masuuliyiin Ay Dhowaan Qaabishay Boqoradda Britain
March 15, 2015 - Written by admin

London (Saxil News.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Xasan Axmed Aadan ayaa ka mid noqday masuuliyiin ay dhowaan qaabishay Boqoradda Britain Elizabeth II, kuwaasi oo London kaga qaybgalay shir caalami ah oo ku saabsanaa garsoorka iyo amniga.

COMMENTS
Latest News