Saxilnews.com
XEER ILAALIYAHA GUUD EE SOMALILAND XABSIGA UTAXAABAY GUDOOMIYIHI IYO TAFATIRIHII WERGEYSA HUBSAD RASHIID NUUR WACAYS IYO SACIID KHADAR
November 30, 2015 - Written by admin

Hargeisa (SAXILNEWS.COM)_War Hada Isoo Gaadhaya Ayaa Sheegaya In Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Xabsiga Utaxaabay Gudoomiyihi Iyo Tafatirihii Wergeysa Hubsad
Rashiid Nuur Wacays Iyo Saciid Khadar
Siduu Ii Xaqiijiyay Siciid Oo Kahor Intii Aan Laga Qaadin Taleefankiisa Gacanta Khadka Aan Kuheley
Sababata Iyo Wixi Warara Waynu Kawada Socon

 

 

 

LASOCO WIXII WARA EE KA SOO KORDHA

COMMENTS
Latest News