Saxilnews.com
Xaruntii Kaluumaysiga Oo La Wareejiyey Wakhtigii Kal Guurka Iyo Waraaqihii Heshiiska Oo La Helay .
December 18, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Xaruntii Kaluumaysiga Oo La Wareejiyey Wakhtigii Kal Guurka Iyo Waraaqihii Heshiiska Oo La Helay .

wasiirka wasaarada kaluumaysiga ee Hore  oo aanu wax ka waydiinay arintani ayaa sheegay inay guud ahaanba ka noqdeen heshiiskaasi oo ahaa bilihii lasoo dhaafay kadib markii ay is afgaran waayeen shirkadaasi doonaysay inay lagu wareejiyo xarubnta kaluumaysiga Berbera ,balse hadalada wasiirka hore ee kaluumaysiga ayaa ahaa kuwo is burinaya daqiiqdo kadib waraysigaasi waxaa uu ku sheegay inaanu wax war ahba ka haynin waraaqahaasi laga saxeexday .

 

COMMENTS
Latest News