Saxilnews.com
Xaqiiqda Dhabta ah Ee Ku Gadaaman Tiro Koobka Shaqaalaha Dawlada + Cabasho Laga Muujiyay Sharmaarke Geele.
March 24, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Hadii aan saadaaliyo arinkaas waxa uu soo kordhinayaa hagardaamo iyo hungo dhalinyaro, isla markaasna waxa kaloo soo kordhinayaa in shaqaalaha qaar

Waxaan ka hadli doonaa  xog ku salaysan xaqiiqada ku gadaaman ama ku dahaadhan tiro koobka shaqaalaha dawlada ee madax taabashadaah, isla markaasna in badan oo dhalinyarada shaqo-doonka ahi dhugasho dareen iyo mid dhageedba uga dhursugayaan Natiijadiisa hawshan la buun-buuninayo sidoo kale  huursan ee huwan bustaha musuqa. Waxaanay is weydiinayaan su’aalo dhawr ah waxaana kamida su’aalahaas;

(1)Waa sidee tiro koobku se muxuu yahay?  (2) Maxaa ay ka  dhaxlayaan dhalinyaradu ma dhuun sibaale  mise dheef ?  (3) Sidoo kale maxaa uu soo kordhinaya?  (4) Dhaqaale intee le’eg ayaa ku baxay mashruucan, Se yaa bixiyey Dhaqaalahan yaana gacanta ku haya?   (5)  Natiijadiisu maxaa ay ku dambaynaysaa ma sed-dhereg mise

 

COMMENTS
Latest News