Saxilnews.com
Weftigii Mayorka Hargaysa oo Lagu Soo Dhoweeyey Sweden Iyo Mareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Ka Baaqday”
April 20, 2015 - Written by admin

Sweden (Saxil News.com)-tgJaaliyadda Somaliland ee Dalka Sweden oo ay horkacayaan Wakiilada Axsaabta siyaasada somaliland ee Dalkaasi iyo Madaxda Jaaliyada ayaa soo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu horkacayo Mayor-ka caasimada oo booqasho ku maraya qaarada Yurub.

 

Sweden Saxilnews.com

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News