Saxilnews.com
waxan usharaxanahay golaha wakilada somaliland anigoo hankeeda iyo hamigeed leh
November 24, 2015 - Written by admin

waxan usharaxanahay golaha wakilada somaliland anigoo hankeeda iyo hamigeed leh hankayga siyaasadeed wuxuu yahay inaan wadankayga somaliland iska sharxo dakaygana wax muuqda uqabto insha alaah waxaan waxkaqab doona baahiyaha aasaasiga ah anoo dantayda kahorumarinaaya dadnata caamka ah insha alaah waxaan waxka qabndoonaa 1 waxbarsha 2 caafimaadka 3 dhisida madaariista 4shaqa laraadinta iyo taageeerida dhaliinyarada 5 anigoo kubarbaaray berbera waxbadana ka og baahiyaheeda gaarka ah waxaan doonayaa in laygu taageero arintaa anigoon reernimo waxkudoonayn laakiin bulshadoo dhamina iisimanta ahay inshalaah waxaan qaban doona waxmuuqada qanciya dadwaynaha indha hoodana soojiita insha alaah

COMMENTS
Latest News