Saxilnews.com
“Waxaan Ka Xunahay Oo Ayaan Darro Ah In Wasiirkii Ciyaaraha Somaliland Noogu Jawaabo Anigu Wasiir Idiin Ma Ihiye Ma Hooyadiin Ayaa Burco Idinka Keentay Oo Hargeysa Idin Keentay”Dhalinayro Reer Burco Ah
July 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Dhalinyaro ciyaartooyo ah oo ciyaarta kubadda cagta kana soo kicitimay magaalada burco si ay ula soo ciyaaraan dhigooda magaalada hargeysa,ayaa waxay sheegeen dhalinayaraddani inay u tageen wasiirka ciyaaraha somaliland  isla markana ay kala kulmeen wax lama filaan ah isaga oo ugu jawaabay hadalo xanaf leh.waxanay fariin u direen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyaga oo ugu baaqay inuu si deg deg ah wax uga qabto wasaarada ciyaaraha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News