Saxilnews.com
Waxaa Malinta Bari Ah Lagu Dhawaaqi Doona Koobkii Gobolada Dalka Jsl Sida Ay Noo Sheegen Warar Ku Dhow Wasaarada Ciyaaraha Somaliland
September 14, 2016 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Malinta Bari ah ku dhawaaqi doonta koobkii ciyaaraha somaliland ee ribaday sanadkii aynu soo dhaafaynay kadib markii ay is Wasiiradii katirsanaa xukuumada Somaliland

warar aanu ka helnay wasaarada ciyaaraha somaliland ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo qabsoomid ciyaaraha dalka waxaana kadib markii ay manta wasaarada ciyaaraha somaliland iyo waaxayaha ciyaahu inay isugu yimaadeen kulan lagaga hadlayo sidii dib looga furi lahaa koobkaasi loona dhamaystiri lahaa wareegii socday ee dhamaan waayey

waxaana koobkaasi ka qaybgeli doona marka lagu dhawaaqo kooxihii isugu soo hadhay koonkaasi oo ahaa mid ay si wayn u naawilayeen bulshada somaliland iyo kooxaha kala duwan ee usafta gobolada arintani ayaa noqonaysa mid soo ifbaxday iyagoo ay kala maqan yihiin isla markaasina ay kala filiqsan yihiin dhamaan kooxihii ka qaybqaadan lahaa .

Lasoco wararka soo kordha www.saxilnews.com

COMMENTS
Latest News