Saxilnews.com
WAX-QABADKA SHIRKADA LAYDHKA EE BEDER OO KA HAQABTIRTAY BULSHADA REER SHEIKH ADEEGA LAYDHKA MUDADII AY GACANTA KU HAYSAY LAYDHKA DEGMADA SHEIKH
July 2, 2017 - Written by cabdirashiid Mubarik

sheekh(saxilnews)Shirkada laydhka ee beder ee degmada sheikh ayay ah mid ay mahadiyeen dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshada eek u daqan magaalada sheikh ,

Sida ay sheegen intii  aanay iman shirkada laydhka ee beder aanay ka hirgelin inay ahaayeen kuwo u ooman amaba aan helin laydh ku filan ,

 isla markaana shirkadii ka horeeyey iyada uu laydh koodu ahaa mid dama 12:00 habeenimo isla markaana aanu maalintii soo dhici jirin ilaa ay gaadhi 6:00 fiidnimo  waa sida ay hadalka u dhigeen shaab weynaha ku dhaqan degmada sheikh .

meelaha ugu daran ee ay ka taalay baahida laydh ee ugu darani ay ahayd dhakhtarka guud ee degmada .Xiliyada ay timaado xaalda deg-dega  sida marka ay hooyoyinka fooshu qabato saacadaha dambe ee habeenkii ee dhaafsisan saacadaha aan kor ku soo sheegnay ee laydhka:

COMMENTS
Latest News