Saxilnews.com
Wax Ka Baro Boqoradii Masar Kilobatra, (Xogta Dahsoon)
July 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Boqoradii Masar ee faraaciyiinta Kilobatara-dii Todobaad waxay ahayd gabadh loo dhammaystiray quruxda iyo hanaanka dhisme ee jidhkeeda, aqoonteeda iyo xukunkeeda kaasoo ay taariikhda ku gashay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News