Saxilnews.com
wasirku xigenka warfafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta somalilnd mudane naasir cumar jamac oo manta dhagax dhigay xafiis cusub oo wasaradu ku yeelan doonto gobolka saxil
June 17, 2019 - Written by cadare rashiid

wasirku xigenka wasarada warfafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta somalilnd mudane naasir cumar jamac iyo agasimaha guud ee wasarada gaadiidka iyo horumarita jidadka mudane cali sayid abdilahi oo ay weheliyan mamulka gobolka saxil iyo kan degmada berbera aya manta si wada jira u dhagax dhigay xafiis cusub oo wasrada warfafintu kuyelanyso gobolka saxil iyo wasarada gadidka oo xafisyo cusubku darsanaysa dhismayashedi hore

COMMENTS
Latest News