Saxilnews.com
WASIIRRADA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND IYO MASUULIYIINTA DAWLADA DJIBOUTI MAXAY KA WADAHADLEEN?
March 5, 2019 - Written by editor

Djibouti(saxilnews.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ku jooga dalkaas oo uu weheliyo Wakiilka Somaliland u fadhiya Jabuuti, ayaa kulan la yeesha Wasiirka gudaha ee Jabuuti.

Masuuliyiintu waxay kulankooda kaga wadahadleen iskaashiga labada dal ee dhinacyada nabadgelyada, ganacsiga, isu socodka iyo xoojinta xidhiidhka diblamaasiyadeed ee ka dhexeeya, sida ay labada Wasiir oo Saxaafadda la hadlay sheegeen.

Warkaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

COMMENTS
Latest News