Saxilnews.com
WASIIRO KATIRSAN XUKUUMADA SOMALILAND OO MUDDO 3MAALMOODA AH KUSUGNAA BERBERA IYO BOOQASHADA CEELGARDI EE AY DEKEDU+SAHAMINTA XEEBTA GALBEEDKA SAAXIL EE LASIIYAY CIIDAMADA IMAARAADKA CARABTA
April 6, 2017 - Written by admin

Wasiiro Katirsan Xukuumada Somaaliland Ayaa Muddo 3cisho Ah Kusugnaa Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Waxaana Wasiiradan Ay Gelin Hore Iyo Gelin Danbeba Ujarmaadi Jireen Xeebta Galbeed Ee Gobolka Saaxil . Wasiiradan Oo Kakoobnaa Ilaa 4wasiir Ayaa Kala,Ahaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha (Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir( Faratoon )Wasiirka Gaashandhiga ,Wasiirka Duulista Iyo Hawada Farxaan Aadan Haybe ,Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga, Cumar Shacayb Maxamed,Iyo Wiilka Ugu Awooda Badan Xukuumada Madaxwayne Silaanyo Ahan Safiirka Somaaliland Ufadhiya Emaraadka Ee Baashe Moorgan Wasiiradan Ayaa Ujeedadoodu Taaranayd Meelmarainta Heshiiskii Meletry Ee Ay Xukuumada Wakhtigeedii Dhamaaday Ee Muddo Kordhinta Ku fadhidaa Lagashay Waddanka Isutaga Imaaraadka Carabta,Waxaana Wasiiradaasi Ay Subax Walba Ubakhooli Jireen Galbeedka Gobolka Saaxil Si,Ay Indho Indhayn Ugu Soo Sameeyaan Halkii Uu Degilahaa Ciidanka Emaaraadka Ee Imanaaya Magaalada Berbera ,Waxaana Ay Wararku Intaasi Raacsheen In Loo,Istaagay Oo Looqorsheeyay ,dhulgaadhaaya Ilaa (35Km) Dhulgaasi Oo Gaadhaaya Ilaa Tuulada Adhi Cadayso Oo Ujirta Cabirkaasi (35km) Magaalada Berbera Kagana Beegan Galbeed , Dhulkan Ayaa Marka Loo,Eego Deegaan Ahaan Ah Mid Xiliga Jiilaalkii Ee Ay Jirto Abaarta Ba,ani Ah Dhuldaaqsimeed Fiican Oo Ay Xoolahu Kunoolaan Karaan ,Maadaama Ay Kuyaalaan (Geed,Abaareedka Nooca Looyaqaano Geed Abaareedka Ay Kamidka yihiin,(Qalanka ,Xudhuunka ,Kulanka ,qudhaca,morohda,Dhamaan Dhirtaasi Aynu Soo,Sheegnay Ayaa Aho, Kuwo Jiilaalkii Xoolahu Kubaxsadaan ,Meesha Ugu Badan Ee Ay Kuyaalaana Ay Tahay Halka Imika Lasiinaayo Ciidamada Emaaraadka ,Waxaana Dadka Deegaankaasi Oo Shebekeda Oodwaynews.com, Lasoo Xidhiidhay Isheegeen Inaanay Habayaraatee Yeelidoonin Indhirtaasi Ay Xoolahu Udaaqayaan Laxagaafo Oo Ay Cagaf,gasho, dhanka Kale Waxay Wararku Intaasi Kudareen Inay Wasiiradan Tageen Deegaanka Ceelgardi Oo Mudooyinkii Udanbeeyayba Lasheegay Inuu Dhisme Dekedeed Kasocdo, Walow Ay Wasiiradaasi Qariyeen Cidle Dekedasi ,Wasiiradan Oo Hadh,Iyo Habeenba Shirar Gooniya Kujiray Ayaa Aan Bulshada Reer Saaxil Habayaraatee Wax,Hadala Siinin ,

 

 

 

W/Q Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

COMMENTS
Latest News