Saxilnews.com
Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Maanta Si Ramsi Ah Xilkii Wasaraddaas u Wareejinaya + DAAWO
November 4, 2015 - Written by admin

Hargaysa (SAXILNEWS)_ Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan,ayaa maanta xilkii wasaaradda ku wareejinaya Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi. Munaasibadda Xil-wareejinta,ayaa waxay ka dhacaysaa Aqalka Madaxtooyadda,waxaana la filayaa in Khubaddo door ah oo taabanaya Marxaladda Siyaasadeed ee uu haatan Dalku ku jiro laga jeediyo Madasha,iyada oo aanay ka madhnaan doonin Kaftn iyo Xifaalayn Siyaasaddeed

 

 

halkan hoose ka daawo:

 

 

 

 

 

SAWIRO:

 

 

 

 

m2

 

 

 

 

m1

COMMENTS
Latest News