Saxilnews.com
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Khudbad Dareen Leh U Jeediyay Kooxo Dhakhaatiir Ah Oo Wasaaraddiisu U Direyso Daawaynta Xoolaha Somaliland 
July 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa maanta khudbad dareen leh u jeediyay kooxo dhakhaatiir ah oo wasaaradiisu u direyso daawaynta xoolaha ku nool deegaanada Somaliland, sidoo kalena waxa uu baaq  u direy bulshada deegaanada dhakhaatiirtu marayso

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News