Saxilnews.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ayaa Qodo Sharaf Is Barasho Ah Usameyey Xubnaha Cusub Ee Madaxwaynaha Somaliland Magacaabay
March 7, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Manta Qodo Sharaf Is Barasho Ah Usameyey Qaar Kamid Ah Xubnaha Cusub Ee Madaxwaynaha Somaliland Dhawaan Magacaabay

Wasiirka Warafaafinta Somaliland Cukuse Ayaa waxaa Uu si wayn usoo dhaweeyey Masulyiinta Uu Kulanka Uqabaty Waxaanu sheegay inuu ku faraxsan yahay xilkaasi loo magaacabay xubnahaasi

Wasiir Cukuse Waxaa Yidhi Waxaan Idin Leeyahay Alle Haydinka Dhigo

 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News