Saxilnews.com
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhi Dawo Ah Kala Wareegay Hay’adda Al-Xayaad Foundation
June 7, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ayaa deeq Dawooyin ah oo loogu talo galay xanuunka Shuban Biyoodka ka dilaacay Burco kala wareegay hay’adda Al-xayaad Foundation.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

https://www.youtube.com/watch?v=3Bvpr270FRg

COMMENTS
Latest News