Saxilnews.com
WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DAGAAL SHALAY LABA BEELOOD KU DHEX MARAY GOBALKA SANAAG FARIIN HANJABAAD AHNA HAWDA U MARIYEY + MUUQAAL.  
September 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Sheekh Maxamuud Xiir (Faratoon)  oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley dagaal malintii shalay ahaa laba beelood ku dhexmaray deegano ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .

 

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in xaalada deegandasi ay hada aad u degan tahay isla markaana ciidamada qaranku ku dhex jiraan labdaasi beelood   waxaana uu wasiirku hanjabaad culus hawda u mariyey cid kasta oo uu sheegay in ay nabad galyo daro halkaasi ka waddo isaga oo carabka ku adkeeyeyna cidii lagu soo qab qabtey arimahaasina   maxkamada la hor keeni doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News