Saxilnews.com
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Safar Ay Ku Tageen Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Kana Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Safiirka Dawlada Turkiga U Fadhiya Muqdisho
July 31, 2016 - Written by suxufi
Hargeysa(SaxiLNEws) Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyay ujeedada safar ay ku tageen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana uu wasiirku ka jawaabay hadal kaso yeeshay qunsulka u fadhiya turkiga dalka somaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News