Saxilnews.com
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadley In Dawlada Masar Saami Laga Siiyey Dekada Berbera
July 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo wareysi siiyeyIdaacada BBC-da ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley in dawlada Masar saami cusub laga siiyey dekada Magaalada Berbera

Wasiirka ayaa sheegay in dalka Masar aaney Meelna ka soo galin Saamiga Dekada Berbera isla markaana Saamiga dekada Berbera uu ka dhaxeeyo Somaliland Imaaradka iyo Dalka Itoobiya

 

” Saamiga Dekada Berbera Masar Qeybna Kamay Soo Galin , heshiiska dekada Iminka waxaa ku wada jira Dp World Iyo Somaliland , xataa wali Itoobiya Somay Gelin lakiin mabdi,iyan uun baanu isla qaadanay in ay qeyb ka noqdaan , markaas Dawlada Masar meelna kama soo gasho ” ayuu yidhi wasiirku

COMMENTS
Latest News