Saxilnews.com
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Cadeeyey Sababta Uu Uga Hadhey Safarkii Madaxweyne Siilanyo Ee Imaaradka
June 20, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arimaha dibada Dr Sacad cali Shire ayaa waxaa uu ka Hadley sababtii uuuga hadhey safarkii uu madaxweyne Siilanyo dhawaan ugu baxay dalka Imaraadka Carabta maadama oo uu yahay wasiirkii arimaha gudaha .

 

Wasiirka oo Wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Wargeyska Geeska Africa waxaa uu sheegay in safarka madaxweyne Siilanyo Imaaradka ugu baxay uu yahay safr isaga khaas u ahaa isla markaana dhibi ku jirin hadii aanu raacin waxaana uu yidhi

 

” Madaxweynaha safarkiisu waxuu ahaa safar gaar ah , mar hadii uu safarkiisu yahay safar gaar ahna wax dhib ah oo ku jirta in aan ka hadho ma jirto ” ayuu yidhi wasiir Sacad

COMMENTS
Latest News